TASS Fundrising for the drought affected people in Puntland

Tadamun oo ka jawaabtay abaaraha ka dhacay Puntland

Jamciyadda Khayriga ah ee Tadamun oo ka jawaabaysa baahiyaha dadka ay abaaruhu saameeyen ee deegnadda Puntland ayaa waxa ay ka bilowday magaladda Bosaso gargaar ku cuusb bulshadda reer Bosaso kaas oo ah in qofka uu bixiyo wixii awoodiisa ah sida,

  • Dhar
  • Kabo
  • Raashin
  • Lacag
  • Jirigaamo
  • Xasiigyo
  • I. W.M

oo walaalkiis/walaashiis ay abaaruhu dhaafiyeen xoolahoodii uu ku taagero si loo badbaadiyo nolosha dadka oo hada gashay ciriiri, kadib markii dadku ay ka cayroobeen xoolihii noola ee ay ku tiirsanaayen waxa noloshoodi soo wajahay caqabadda adag ku was oo dhaliyay in ay ka barakacaan baadiyiihi oo ay miciin bidaan magaalooyinka . Iyadda oo la ogyahay saamaynta abaaruhu ay geysteen maaha TASS oo keliya dhibaata ay wax ka qaban karto ee waa dhibaatada loo baahan yahay in laga wada qayb galo maaraynteeda.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *