Month: May 2020

Hay’adda African Relief Fund (ARF) oo kaashanaysa Hay’adda Tadamun ayaa Deeq raashiin oo 60 Qoys ah ku wareejisay Guddiga Gurmadka Daadadka Qardho.

Hay’adda African Relief Fund (ARF) oo kaashanaysa Hay’adda Tadamun ayaa Deeq raashiin oo 60 Qoys ah ku wareejisay Guddiga Gurmadka Daadadka Qardho. Waxaana goob joog ka ahaa goobtii wareejinta Duqa degmada Qardho Cabdi Siciid iyo Xildhibaan Mahamoud Mohamed Barre oo ka mid ah Guddiga Gurmadka waxayna uga mahadceliyeen Laba Hay’adood inay deeqdaan soo gaarsiiyeen dadkii …

Hay’adda African Relief Fund (ARF) oo kaashanaysa Hay’adda Tadamun ayaa Deeq raashiin oo 60 Qoys ah ku wareejisay Guddiga Gurmadka Daadadka Qardho. Read More »

Shirkadda Towfiiq oo kaashanaysa Hay’adda Tadamun ayaa Ku tabarucday deeq raashiin oo afurin ah

Shirkadda Towfiiq oo Ku tabarucday deeq raashiin oo afurin ah Hay’adda Tadamun ayaa maanta Deeq raashiin ah gaarsiisay 400 qoys oo ka mid ah qoysaska saboolka ah ee degan xeryaha Barakacayaasha iyo xaafada Magaalada Bosaso. Deeqdan oo raashiin afur ah ayaa waxaa ku tabarucday Shirkadda Ganacsiga guud ee Towfiiq, waxayna isugu jirtay Bur, Bariis, Caano, …

Shirkadda Towfiiq oo kaashanaysa Hay’adda Tadamun ayaa Ku tabarucday deeq raashiin oo afurin ah Read More »