Hay’adda Tadamun ayaa raashin u qaybisay 700 oo qoys

Hay’adda Tadamun Social Society ayaa raashin u qaybisay 700 oo qoys oo ku dhaqan Deegaanada Midigale, Rad iyo Laako ee Gobolka Sanaag.Raashinka oo ay ku deeqday Hay’adda Khaytiga ah ee Qatar ayaa ka koobanaa Bur, Bariis, Sonkor, Saliid, Timir iyo Caano.Maxamed Macallin oo ka socday Hay’adda Khayriga ah ee Qatar ayaa tilmaamay in raashinkan ay ugu talagaleen …

Hay’adda Tadamun ayaa raashin u qaybisay 700 oo qoys Read More »