Month: August 2021

Hay’adda Tadamun ayaa tababaro u qabatey gudiyada 30 dugsi hoose.

Hay’adda Tadamun ayaa tababaro u qabatey gudiyada 30 dugsi hoose oo ku kala yaal 9-ka Gobol ee Puntland. Tababarkan ayaa ahaa kor u qaadista Xirfadda, Aqoonta, Masuuliyada iyo Horumarinta dugsiyada ay gudiyadaas ka howlgalaan iyo sidoo kale inay dhiirri galiyaan waxbarashada loo dhan yahay ay hay’addu taageerayso. Guud ahaan tabaradaas waxay si habsami leh uga …

Hay’adda Tadamun ayaa tababaro u qabatey gudiyada 30 dugsi hoose. Read More »