Kulan lagu maamuusayay Daahfurka mashruuca dhisme dugsi sare oo casri ah oo uu yeelanayo Dugsiga Sare Ee Xaaji Cali Biixi .

Kulan lagu maamuusayay Daahfurka mashruuca dhisme dugsi sare oo casri ah oo uu yeelanayo Dugsiga Sare Ee Xaaji Cali Biixi ayaa lagu qabtay Hotel Al-Jazeera ee magaalada Galkacyo. Kulankan oo ay kasoo qayb galeen Isimo, Duqa degmada Galkacyo , Guddoonka Waxbarashada Gobolka iyo kan Degmada Galkacyo, Culimada, Masuuliyiinta Hay’adda Tadamun, Masuuliyiinta Jaamacadaha Bariga Africa iyo

Kulan lagu maamuusayay Daahfurka mashruuca dhisme dugsi sare oo casri ah oo uu yeelanayo Dugsiga Sare Ee Xaaji Cali Biixi . Read More »