Blog

TASS established Borehole in the village of Falayr-yale in The sool region

In collaboration with ARF, Tadamun has completed the construction of a borehole in Falayr-yaale village in Sool region to find clean water for the residents there. THE REPORT Godqaboobe village is located in Sool region on the main road between Laascaanood and Garowe, its population is about 800 to 1200 families who are mainly pastoralist. […]

TASS established Borehole in the village of Falayr-yale in The sool region Read More »

Hay’adda Tadamun ayaa ka daahfurtay Tuulada God-qaboobe Ceel biyood Riig ah

Waxaan maanta Tuulada God-qaboobe ee ka tirsan Gobolka Sool aan ka daahfurnay Ceel biyood Riig ah kaas oo loogu tala galay inay ka faa’iidaystaan dadka deegaanka ku dhaqan. waxaana fulinaysay hay’adda African Relief Fund (ARF) oo kaashanaysa Overseas Aid & development commissions, state of Guernsey Dadka deegaanka ayaa aad usoo dhaweeyay ceelkan iyagoo sheegay inay

Hay’adda Tadamun ayaa ka daahfurtay Tuulada God-qaboobe Ceel biyood Riig ah Read More »

Hay’adda Tadamun ayaa raashin u qaybisay 700 oo qoys

Hay’adda Tadamun Social Society ayaa raashin u qaybisay 700 oo qoys oo ku dhaqan Deegaanada Midigale, Rad iyo Laako ee Gobolka Sanaag.Raashinka oo ay ku deeqday Hay’adda Khaytiga ah ee Qatar ayaa ka koobanaa Bur, Bariis, Sonkor, Saliid, Timir iyo Caano.Maxamed Macallin oo ka socday Hay’adda Khayriga ah ee Qatar ayaa tilmaamay in raashinkan ay ugu talagaleen

Hay’adda Tadamun ayaa raashin u qaybisay 700 oo qoys Read More »