Hay’adda Tadamun ayaa ka daahfurtay Tuulada God-qaboobe Ceel biyood Riig ah

Waxaan maanta Tuulada God-qaboobe ee ka tirsan Gobolka Sool aan ka daahfurnay Ceel biyood Riig ah kaas oo loogu tala galay inay ka faa’iidaystaan dadka deegaanka ku dhaqan.

waxaana fulinaysay hay’adda African Relief Fund (ARF) oo kaashanaysa Overseas Aid & development commissions, state of Guernsey

Dadka deegaanka ayaa aad usoo dhaweeyay ceelkan iyagoo sheegay inay baahi wayn u qabeen isla markaana uu yahay Ceelkii ugu horeeyey oo Riig ah ee Tuuladu yeelato.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *