Author name: Daud

laying the foundation stone for a Health Center funded by Qatar Charity and implemented by Tadamun.

The Director-General of the Ministry of Health and Acting Mayor of Bossaso District laid the foundation stone for a Health Center funded by Qatar Charity and implemented by Tadamun. The laying of the foundation stone was also attended by the Bari Regional Health Ministry Coordinator, Tadamun Association Chairman, Red Sea University President, and other officials. […]

laying the foundation stone for a Health Center funded by Qatar Charity and implemented by Tadamun. Read More »

Hay’adda Tadamun ayaa tababaro u qabatey gudiyada 30 dugsi hoose.

Hay’adda Tadamun ayaa tababaro u qabatey gudiyada 30 dugsi hoose oo ku kala yaal 9-ka Gobol ee Puntland. Tababarkan ayaa ahaa kor u qaadista Xirfadda, Aqoonta, Masuuliyada iyo Horumarinta dugsiyada ay gudiyadaas ka howlgalaan iyo sidoo kale inay dhiirri galiyaan waxbarashada loo dhan yahay ay hay’addu taageerayso. Guud ahaan tabaradaas waxay si habsami leh uga

Hay’adda Tadamun ayaa tababaro u qabatey gudiyada 30 dugsi hoose. Read More »

Kulan lagu maamuusayay Daahfurka mashruuca dhisme dugsi sare oo casri ah oo uu yeelanayo Dugsiga Sare Ee Xaaji Cali Biixi .

Kulan lagu maamuusayay Daahfurka mashruuca dhisme dugsi sare oo casri ah oo uu yeelanayo Dugsiga Sare Ee Xaaji Cali Biixi ayaa lagu qabtay Hotel Al-Jazeera ee magaalada Galkacyo. Kulankan oo ay kasoo qayb galeen Isimo, Duqa degmada Galkacyo , Guddoonka Waxbarashada Gobolka iyo kan Degmada Galkacyo, Culimada, Masuuliyiinta Hay’adda Tadamun, Masuuliyiinta Jaamacadaha Bariga Africa iyo

Kulan lagu maamuusayay Daahfurka mashruuca dhisme dugsi sare oo casri ah oo uu yeelanayo Dugsiga Sare Ee Xaaji Cali Biixi . Read More »

Tass held Back to School Campaign in Bosaso, Gardo, Garowe, and Galkayo

TASS in cooperation with MOEHE and with the support of UNHCR launched a campaign known as “Back to school “ aimed to raise public awareness of the importance of education and to send children back to school with an emphasis on children among the refugees, asylum seekers, and returnees. TASS project staff in Bosaso, Gardo,

Tass held Back to School Campaign in Bosaso, Gardo, Garowe, and Galkayo Read More »

Tadamun Social Society – TASS held its Annual Review Meeting (February 15th – 16th)

TASS’s two-day Annual Review Meeting was held in Maandeeq Garden and Fitness Center Bosaso, the meeting was attended by various sections of the community, Government ministries, as well as humanitarian Partners of the TASS such as INGO, LNGOS, and United Nation agencies, Also in attendance were commercial companies including Telecommunication companies and Banks. During the

Tadamun Social Society – TASS held its Annual Review Meeting (February 15th – 16th) Read More »

Hay’adda Tadamun oo Raashin gaarsiisay ku dhawaad 350 Qoys

Ayadoo ka jawaabaysa xaaladda Deg-dega ah ee ka jirta deegaanada Bari ee Puntland gaar ahaan Degmada Boosaaso, Hay’adda Samafalka Tadamun oo kaashanaysa Hay’adda WAMY waxa ay si dhakhsa ah u gaarsiisay gargaar ka kooban raashin qalalan ku dhawaad 350 Qoys oo ay roobabkii Bosaso ka da’ay ay guryahoodi kasoo barakiciyeen.

Hay’adda Tadamun oo Raashin gaarsiisay ku dhawaad 350 Qoys Read More »